Qeexid
"Qof ama wax la sugayay raagsasho."
[-saday, -satay]
daahs aday
daahs atay
f.g3"Qof ama wax la sugayay raagsasho."
Wadaag:
Raagid; dib u dhicid.
Ka soo d.: madaxqaad; cudur ka kicid; diif cudur ka muuqato.
f.mg1
-hay, -hday
Wadaag:
(-hyo, m.dh) (riw.) D. masraxiyeed: ilxir loo adeegsado goobta masraxiyadda.
m.l
Wadaag:
Cid ama wax kale meel ay waqti xaddidan tegi lahayd dib uga dhacsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax ilixir loo yeelay ahaansho; daah lahaansho.
f.mg4
-hnaa, -hnayd
Wadaag:
Meel daaq u leh xoolo u daaq gaysasho.
f.lg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax xannibnaa faraha ka qaadid.
Hawl la hayay faraha ka qaadid.
Wax la caadaystay joojin.
f.g2
Wadaag: