Qeexid

"(f.g) U muujin kalsooni iyo debecsanaan qof dhagar lala maagganyahay."

Qeexid Xigta

(f.lg) Xoolo meel daaq leh soofin. ld daaqsii.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Dambiililhii mudda dheer waa la daajiyay dabadeese waa la qabtay”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive