Qeexid
"Arooryo hore addimid."
[-ray, -rtay]
daakir ay
daakir tay
f.mg1"Arooryo hore addimid."
Wadaag:
Addinka iyo ducooyinka la akhriyo arooryada hore.
Waqtiga addinka arooryada hore.
m.dh
Wadaag:
Walax layiig dhegdheg ah, madow, oo jidadka lagu sameeyo; laami. ld daammur.
m.l
Wadaag:
daa'in2 f.mg1 (-imay, -intay; -imi) Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin2.
Wadaag:
daa'in2 f.mg1 (-imay, -intay; -imi) Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin2.
Wadaag:
Wax xannibnaa faraha ka qaadid.
Hawl la hayay faraha ka qaadid.
Wax la caadaystay joojin.
f.g2
Wadaag: