Qeexid
"Addinka iyo ducooyinka la akhriyo arooryada hore."
Qeexid Xigta
Waqtiga addinka arooryada hore.
"Addinka iyo ducooyinka la akhriyo arooryada hore."
Waqtiga addinka arooryada hore.
Wadaag:
(-do, m.l) Naag sharcigu caddeeyay in ay ninkeeda caasi ku noqotay oo aan nin kale guursan karin. ld naakiro, naashiddo, naashiso, naashuusho.
m.dh
Wadaag:
Biyo badan oo ka yimid roob da'ay ama webi fatahay faafid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Biyo xoog leh oo faafa oo ka yimaadda roob da'ay ama webi fatahay.
Qaybta roobka ka mid ah oo ugu dambaysti gaarta duruuraha.
m.l
Wadaag:
Wax meel ay ku jireen ka geddin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax meel ku jiray qubasho.
Qosol la d.: ilaa laga ilmeeyay qoslid (dad badan).
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Ka hortagidda laga hortago halis cid ku soo fool leh.
m.dh
Wadaag:
Gelinta qoraal madbacad la geliyo.
Qoraal inta hal mar la daabaco. ld daabicid.
m.dh
Wadaag:
(-dad, m.l) (juqr.) Biyo si kedis ah oo dar-dar ah u shubma ee uu gaar ahaan keeno roobka weyn ee ka da'a waadiyada meelaha lamadegaan-u-ekeyaasha ah.
m.l
Wadaag:
ld daabaqaad. Calaamad, summad, lagu dhigo neef iib u jooga.
Tartamidda cayaar turub laba dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, in ay qolo keliya wareegto.
m.dh
Wadaag: