Qeexid

Doqon.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daaldhe oo kali ah:
  • Markabka Victoria ayaa dhawaan kooxo Burcad Badeed ah ka qafaasheen Xeebta Degmada Warsheekh ee Dalka Soomaliya,dadaaldheer oo ay sameeyeen Ganacsatadii uu u rarnaa iyo dadka Deegaanka Xaradheere kadibnalagu guuleystay in lasiidaayo Markabkaasi.