Qeexid

"Wax muujin; wax kor u soo bixin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daalici oo kali ah:
  • Hasayeeshee, waxaa soo jiray abwaanno indheer-garad ah, oo ka soo reebban dadkaas iyaga ah, oo doorka haweenka ee bulshada si fiican u soo daalicinayey.
  • Ibraahiinno daahay rogteen, dan iyo xeeshoode Inkastay dinnaahyaynayaan, sooma daalicine Hadba daraf u guurguurku waa, xaal dahsoon weliye.