Qeexid
"eeg daali."
"eeg daali."
Wadaag:
Qof ama nafley noog ku ridid.
Qof wax uu u baahanyahay u raadin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg dabaali. ld dabaalsiin, dabbaalin, dabbaalsiin, dabbaalsiis.
m.f.dh
Wadaag:
Wax muujin; wax kor u soo bixin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nooc digirta ka mid ah, iniino yaryar oo qaab wareegsan leh oo la cuno.
Cad dhalo ah oo wixii lagu fiiriyo muukaalqooda weynaysa.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Noog xagga jirka iyo maskaxda oo ka yimid hawl adag ama muddo dheer socotay. D.ka muruqyada waxaa keena walax aan waxtar jirka u lahayn oo ka yimaada metaboliisimka oo ku urura muruqa kana farabata shaqada dhiigga oo dibedda jirka uga saara. Nafaqo xumo ama cudur waxay qofka u keeni karaan d.
m.l
Wadaag:
Culayska iyo jiirago'a oogada ku dhaca kolka socod dheer ama hawl adag la qabto; noog.
m.l
Wadaag: