Qeexid

"(-immo/-imiin, m.dh) Qof dulmi badan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daallin oo kali ah:
  • Inta ay cadho furtuurtay ayey kol keliya kor ugu dhawaaqday “Kuuma jeeddo naftayduye ha ku daallin’ ” taasi oo ardaydii iskuulka mar keliya soo wada jeedisay.
  • Markaa wuxuu caqligii keenay in reer waliba uu Daallinkiisii duubto (Boqro).