Qeexid
Walax layiig dhegdheg ah, madow, oo jidadka lagu sameeyo; laami. ld daammur.
Walax layiig dhegdheg ah, madow, oo jidadka lagu sameeyo; laami. ld daammur.
magac / noun
Lab / masculine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Feer, laad iwm cid ku wareerin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo la socosho. ld daddaami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld dandaami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld daandaan1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dandaami. ld daddaamin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg daandaami.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dandaamin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (dii.) Soo ifbixid; soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s) wuxuu soo daahiray muddo laga joogo 14 qarni iyo hodhodho”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cayaar shaxda u eg oo lagu dulcayaaro loox afar gees ah oo leh cadad midabaysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Arooryo hore addimid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (dii.) Aan najaso lahayn; nadiif.
Qeexid Xigta: Sida muuqata ama muqaalka guud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax la xiriira garaadka aadanaha oo fara wanaagga xumahana ka reeba.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: daa'imi f.g2 Fal samayntiisa joogtayn. ld daayimi.
Qeexid: daa'imid m.f.dh eeg daa'in. ld daayimid.
Qeexid: daa'iro m.dh Ayaan cidiba mar hesho.
Qeexid: daa'imo m.dh Ilmo yar oo aabbihiis dhintay; agoon.
Qeexid: daa'imis m.l ld daa'imin.
Qeexid: daa'in1 m.l Sifo Eebbe oo tilmaamayso suulid la'aantiisa. ld daayin1.
f.g2
Qeexid: Wax xannibnaa faraha ka qaadid.
Qeexid Xigta: Hawl la hayay faraha ka qaadid.
Qeexid Kale: Wax la caadaystay joojin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: daa'imin m.f.dh eeg daa'imi. ld daa'imis, daayimin, daayimis.