Qeexid
"(-aamo, m.l) Webi, tog iwm labada dhinac midkood."
"(-aamo, m.l) Webi, tog iwm labada dhinac midkood."
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Durbaan, dhul iwm sharqan, hugun weyn ka yeerid. ld daryaan2, diryaan2, diyaan2.
f.mg1
Wadaag:
(-aaman, m.l) (c.nafl.) Nudo adag oo tiiriyayaal ah, ha ahaadaan laf ama carjaw kuwaas oo sameeya fuqa hoose ee xayawaanka qaarkood, gaar ahaan lafdhabarleyda. Shaqada ugu weyn ee daamanku waxa weeye inay ilkaha ka caawiyaan qaniinyada iyo calaalinta cuntada.
m.l
Wadaag:
(-aaman, m.l) Afka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.
m.l
Wadaag:
Webi, durdur iwm lug uga gudbid meesha ugu biyo yar.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Wax karti badan ahaansho (qof).
Wax dhibaato badan ahaansho.
Ku d.: wax, wax kale ku qasan ahaansho. 4. Ku d.: qof balwad aad u isticmaala ahaansho. 5. U d.: wax cid dhibaateeya ahaansho. ld darsan3.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(m.u) Cayayaan aad u yaryar, badarka gala oo bolol ka dhiga; suus.
D. ah: beydari aad toogta u yaqaan.
m.l
Wadaag:
daa'in2 f.mg1 (-imay, -intay; -imi) Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin2.
Wadaag:
Wax xannibnaa faraha ka qaadid.
Hawl la hayay faraha ka qaadid.
Wax la caadaystay joojin.
f.g2
Wadaag: