Qeexid
"D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa."
Qeexid Xigta
ld daandaamid.
"D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa."
ld daandaamid.
Wadaag:
(-aaman, m.l) Afka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Tabardarro awgeed dhicdhicid.
f.g1
Wadaag:
Si bareer ah qof u maagid; faduulin.
f.g3
-sady, -satay
Wadaag:
Feer, laad iwm cid ku wareerin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax wareersan ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo qaadasho. ld daddaanso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax la shiday noqosho (dab); wax la ifay noqosho (nal, feynuus iwm).
Wax hadlay ama muuqday noqosho (raadiyo, telefishan iwm).
f.mg1
Wadaag:
Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, xoolo ama dad badan oo meel isugu yimid.
Cod dheer oo buuraha, daaraha, qararka iwm ay soo celiyaan markuu ku dhacay kaddib. ld daryaan1, diryaan1, diyaan1.
m.l
Wadaag:
Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo la socosho. ld daddaami.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo.
ld dabbaanid.
m.l
Wadaag: