Qeexid
Cudur geela ku dhaca oo ka dhasha ilig si xad dhaaf ah u dheeraada oo uu neefku calaliska ku dhibtoodo.
Cudur geela ku dhaca oo ka dhasha ilig si xad dhaaf ah u dheeraada oo uu neefku calaliska ku dhibtoodo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Geed qoodxeed jeerinka u eg oo leh miro iyo xabag la cuno.
Qeexid Xigta: Xajiin jirku la barbararo. ld dheedheero, dheerdheere.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dheerdheero.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -raa, -rayd
Qeexid: L. ah: qabiil tira badan ama gobnimo ku faano.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ciyaaraha jiibta iyo jaanta leh oo la dheelo mid ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Tabardarro awgeed dhicdhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa.
Qeexid Xigta: ld daandaamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld laandheeraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof qabiil tira badan ka dhashay oo gobnimo ku faano.
Qeexid Xigta: Qabiil tiro badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Dhagax weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld dameerow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -raaday, -raatay
Qeexid: Wax dhererkiisu kordhay noqosho.
Qeexid Xigta: Ku dh.: wax muddo dheer ku qaadasho.
Qeexid Kale: Wax meel ka durkay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -raaday, -raatay
Qeexid: Muddo dheer wax socday noqosho (xaajo, roob, abaar, dagaal iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg laandheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -sady, -satay
Qeexid: Si bareer ah qof u maagid; faduulin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld daandaansasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabadheer. ld dabadheeraansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-aamo, m.l) Webi, tog iwm labada dhinac midkood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -uumay, -uuntay
Qeexid: ld daadduun2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Feer, laad iwm cid ku wareerin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld daadduun1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]