Qeexid
"ld daadduun1."
"ld daadduun1."
Wadaag:
D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa.
ld daandaamid.
m.l
Wadaag:
Cudur calooleed aad halis u ah, dhaqso u faafa oo leh shuban badan oo biyo ah. ld daacuun-calooleed, daacuuncaloolo.
m.l
Wadaag:
(-aaman, m.l) Afka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Weel bir ka samaysan oo marka ceelasha la qodayo dhoobada lagu qaado.
m.dh
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Tabardarro awgeed dhicdhicid.
f.g1
Wadaag:
Feer, laad iwm cid ku wareerin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Si bareer ah qof u maagid; faduulin.
f.g3
-sady, -satay
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) Cayrnimo darteed la bayhoofid. ld daanduun2.
f.mg1
Wadaag:
Wax wareersan ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: