Qeexid
"Galley ama messeggo la saloolay."
"Galley ama messeggo la saloolay."
Wadaag:
Shimbir yar, bay ah, koox koox u socota oo qodata gocosada iyo abuurka duugan.
m.dh
Wadaag:
(-aaman, m.l) (c.nafl.) Nudo adag oo tiiriyayaal ah, ha ahaadaan laf ama carjaw kuwaas oo sameeya fuqa hoose ee xayawaanka qaarkood, gaar ahaan lafdhabarleyda. Shaqada ugu weyn ee daamanku waxa weeye inay ilkaha ka caawiyaan qaniinyada iyo calaalinta cuntada.
m.l
Wadaag:
(-aaman, m.l) Afka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.
m.l
Wadaag:
(m.u) Cayayaan aad u yaryar, badarka gala oo bolol ka dhiga; suus.
D. ah: beydari aad toogta u yaqaan.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
daa'in2 f.mg1 (-imay, -intay; -imi) Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin2.
Wadaag: