Qeexid

"daanka hoose m.l (daaman ..., m.l) (c.nafl.) Daanka hoose ee lafdhabarleyda."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daanka oo kali ah:
  • Siday wararkaasi tibaaxeen, waxa la sheegay in Toddobaadkii hore uu magaalada Burco tegay, ergay Itoobiyaan ah oo u gudbiyay Suldaanka iyo Boqorka martiqaadkaa oo la sheegay inuu u soo diray Jeneraal fadhigiisu yahay magaalada Herer.
  • Suldaanku, waxa uu sheegay in aanu xog dheeraad ah ka hayn, halka lagu martiqaaday Suldaanka iyo Boqorka, in ay Gaashaamo tahay iyo in ay dhaafayeen, balse uu hubo in la martiqaaday.