Qeexid
"/mg1 Caws, caleen iwm cunid (xoolo)."
[-qay, -qday]
daaq2 ay
daaq2 day
f.g"/mg1 Caws, caleen iwm cunid (xoolo)."
Wadaag:
Erey lagu dhawaaqo marka qof dumar ah la furaayo. ld dalaaqo, dalqad.
m.dh
Wadaag:
Nooc shabaagta ka mid ah oo lagu dabo libaaxbadeedka yaryar.
m.l
Wadaag:
Caws, caleen iwm oo ay xooluhu cunaan; baad.
ld daaqid.
m.l
Wadaag:
(-bqay, -baqday; -bqi) Wax, dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka samaysan, daboolid. ld dabbaq.
f.g1
Wadaag:
Dariishad; khalfad.
ld daaqo. Duub maro ah, cusub oo dhowr go' loo qaybin karo.
m.dh
Wadaag:
Meel daaq u leh xoolo u daaq gaysasho.
f.lg3
-saday, -satay
Wadaag:
daa'in2 f.mg1 (-imay, -intay; -imi) Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin2.
Wadaag:
Wax xannibnaa faraha ka qaadid.
Hawl la hayay faraha ka qaadid.
Wax la caadaystay joojin.
f.g2
Wadaag: