Qeexid
"D. ah: dhal xoolaad oo markaa billaabay cunidda caws, caleen iwm."
"D. ah: dhal xoolaad oo markaa billaabay cunidda caws, caleen iwm."
Wadaag:
Cunidda caws, caleen iwm billaabmid (dhal xoolaad).
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Qolka fadhiga ee guriga.
Barxadda guriga hortiisa ku taal.
m.dh
Wadaag:
Dariishad; khalfad.
ld daaqo. Duub maro ah, cusub oo dhowr go' loo qaybin karo.
m.dh
Wadaag:
Caws, caleen iwm oo ay xooluhu cunaan; baad.
ld daaqid.
m.l
Wadaag:
/mg1 Caws, caleen iwm cunid (xoolo).
f.g
-qay, -qday
Wadaag:
Nooc shabaagta ka mid ah oo lagu dabo libaaxbadeedka yaryar.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Dheddiga daayeerka; saayo. ld daanyeerad.
m.dh
Wadaag:
Ninka tababbarka bilowga ah qaatay xagga ugaadhsiga, welise aan heer fiican gaarin.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Waran dhego leh oo libaax badeedka lagu ugaarsado.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Daafad xariiqeed (p) ee walax waa taranta cufkeeda (m) iyo keynaanka (v) ee walaxda. Daafaddu waa xaddi leeb oo u jeeda dhanka jihada keynaanka.
m.dh
Wadaag: