Qeexid
"Cunidda caws, caleen iwm billaabmid (dhal xoolaad)."
[-rtay, -ratay]
daaqbar tay
daaqbar atay
f.mg3"Cunidda caws, caleen iwm billaabmid (dhal xoolaad)."
Wadaag:
D. ah: dhal xoolaad oo markaa billaabay cunidda caws, caleen iwm.
m.l.kh
Wadaag:
Wax shidasho (dab, nal, raadiyo,telefishan iwm).
Qof tartiib u taabasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Qabriyo badan oo meel ku wada yaal.
Siyaaro lagu sameeyo qabriyaha.
m.dh
Wadaag:
Caws, caleen iwm oo ay xooluhu cunaan; baad.
ld daaqid.
m.l
Wadaag:
Nooc shabaagta ka mid ah oo lagu dabo libaaxbadeedka yaryar.
m.l
Wadaag:
/mg1 Caws, caleen iwm cunid (xoolo).
f.g
-qay, -qday
Wadaag:
Dariishad; khalfad.
ld daaqo. Duub maro ah, cusub oo dhowr go' loo qaybin karo.
m.dh
Wadaag:
Meel daaq u leh xoolo u daaq gaysasho.
f.lg3
-saday, -satay
Wadaag:
Dhibaato waxyeello weyn leh; masiibo; belo.
Qof aad u caqli badan oo iloodi ah.
m.dh
Wadaag:
Daaq.
Fogaanta u dhexeysa guriga iyo meesha ay xooluhu daaqa ugu tagaan.
m.dh
Wadaag: