Qeexid

"ld daaqad (2)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daaqo oo kali ah:
  • Ninka dhaqaa waxa weeye, ninka isagu qorsheynaya ee intaas oo nooc inana lahaado, sannadkan intaas oo neef inaan ka diyaarayo oo aan dhoofiyo, intaasi inay ku korodho oo uu daaqoodu qorshaysan Yahay, biyahooduna qorshaysan yihiin weeye xoolo dhaqashadu.
  • Abla-ablaynta kaliyeed halkan aan ku soo qaadano xarafka “J:” Jacjacle: asna waa geed yar oo caleentiisa la isku qaras bixiyo, ariguna aad u daaqo.