Qeexid
"Meel daaq u leh xoolo u daaq gaysasho."
[-saday, -satay]
daaqs aday
daaqs atay
f.lg3"Meel daaq u leh xoolo u daaq gaysasho."
Wadaag:
Daaq.
Fogaanta u dhexeysa guriga iyo meesha ay xooluhu daaqa ugu tagaan.
m.dh
Wadaag:
/mg1 Caws, caleen iwm cunid (xoolo).
f.g
-qay, -qday
Wadaag:
Nooc shabaagta ka mid ah oo lagu dabo libaaxbadeedka yaryar.
m.l
Wadaag:
Caws, caleen iwm oo ay xooluhu cunaan; baad.
ld daaqid.
m.l
Wadaag:
Dariishad; khalfad.
ld daaqo. Duub maro ah, cusub oo dhowr go' loo qaybin karo.
m.dh
Wadaag:
Roob, fasal, rimay iwm waqti la filayay in ay dhacaan suurtaggal noqon waayid.
Ka b.: wax la samayn lahaa ama meel la aadi lahaa ka talabixid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ka w.: dhib ama waxyeello hore ka so kabasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof ama wax la sugayay raagsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax xannibnaa faraha ka qaadid.
Hawl la hayay faraha ka qaadid.
Wax la caadaystay joojin.
f.g2
Wadaag: