Qeexid
"D. ah: dad heshiis wax wadaqabsi iyo is-taakulayn ka dhexeeyso."
"D. ah: dad heshiis wax wadaqabsi iyo is-taakulayn ka dhexeeyso."
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) (riw.) Qof masrax, filim, ciyaar iwm daawanaya.
m.l
Wadaag:
Wax in muddo ah indhaha ku hayn.
f.g3
-waday, -wadatay
Wadaag:
Wax jirran daawo siin.
Mushkilad dad ka dhex taagan xallin. ld daaweysii, dawee, daweysii.
f.g2
-weeyay, -weysay
Wadaag:
Wax cudur ka bogsaday noqosho.
Wax illaaway noqosho. ld dawow.
f.mg1
Wadaag:
Wax xannibnaa faraha ka qaadid.
Hawl la hayay faraha ka qaadid.
Wax la caadaystay joojin.
f.g2
Wadaag: