Qeexid
"(f.g) Wax jirran daawo siisasho."
Qeexid Xigta
(f.mg) Wax si isla eg u qaybsasho. ld daweyso.
[-stay, -satay]
daaweys tay
daaweys atay
f.g"(f.g) Wax jirran daawo siisasho."
(f.mg) Wax si isla eg u qaybsasho. ld daweyso.
Wadaag:
eeg daaweyso. ld daaweysad, daaweysi, daweysad, dawey sasho, daweysi daaweysi m.l ld daaweysasho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax jirran daawo siin.
Mushkilad dad ka dhex taagan xallin. ld daaweysii, dawee, daweysii.
f.g2
-weeyay, -weysay
Wadaag:
Awr jilbaha korkooda ka xirid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Hawo ka gelid; niyaysasho; isu qaadid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho.
D. ah: timo jarriin ka dhaafid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(daaw.) Hab daaweyn lagu daweeyo isbeddellada dhimirka ku dhaca iyo cuqdada.
m.dh
Wadaag: