Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
daawo1
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daawo oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `daawo`
daawo
Qeexid
Wax in muddo ah indhaha ku hayn.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
daawow
Qeexid
Wax cudur ka bogsaday noqosho.
Wax illaaway noqosho. ld dawow.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dawo
Qeexid
ld dawaco.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
daawe
Qeexid
ld taawo1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
daawoobid
Qeexid
eeg daawow. ld dawoobid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dacawo
Qeexid
ld dawaco.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dhaawo
Qeexid
Cid in dhibaato ku dhacdo u Alla tuugid.
Cid Jin, dabayl iwm ka dabiibasho. ld dhawo.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
daawee
Qeexid
Wax jirran daawo siin.
Mushkilad dad ka dhex taagan xallin. ld daaweysii, dawee, daweysii.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
daawad
Qeexid
ld daawasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
daa
Qeexid
daa'in2 f.mg1 (-imay, -intay; -imi) Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin2.
Wadaag:
daa
Qeexid
Wax xannibnaa faraha ka qaadid.
Hawl la hayay faraha ka qaadid.
Wax la caadaystay joojin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: