Qeexid

"Biyo uus laga miiray."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daay oo kali ah:
  • Afhayeenka Al-shabaab Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali (Abu-Masur) ayaa ku faanay saakay inay sii daayeen ciidamo ay ku qabteen dagaalkaas.
  • Dacwad-oogayaasha, ayaa sheegay in dhowr iyo toban qof oo kale ay sii daayeen ciidammada Netherlands, kuwaasoo laga qabtay biyaha Somalia, balse lagu waayay wax cadeynaya inay yihiin burcadbadeed.