Qeexid
ld dayac1.
ld dayac1.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: ld dicaayad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld dayac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: D. ah: qof garasho yar oo aan wax lagu aamini karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Gelinta qoraal madbacad la geliyo.
Qeexid Xigta: Qoraal inta hal mar la daabaco. ld daabicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ka hortagidda laga hortago halis cid ku soo fool leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Biyo xoog leh oo faafa oo ka yimaadda roob da'ay ama webi fatahay.
Qeexid Xigta: Qaybta roobka ka mid ah oo ugu dambaysti gaarta duruuraha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Biyo badan oo ka yimid roob da'ay ama webi fatahay faafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) (juqr.) Biyo si kedis ah oo dar-dar ah u shubma ee uu gaar ahaan keeno roobka weyn ee ka da'a waadiyada meelaha lamadegaan-u-ekeyaasha ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Calool u jiifid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Derejo qof la siiyo oo ka sarreysa tiisii hore.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qof niyad samida ama mukhlisnimada uu muujinayo ay ka dhabtahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld daadasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -deeyay,-deysay
Qeexid: ld dicaayadee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dicaayad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: Wax la dayacay ahaansho. ld dayacsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dicaayadeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Biyo uus laga miiray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Weyddiinta qiimaha wax ganacsi u yaal. ld baayacasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -aatay, -aadatay
Qeexid: Wax meel ku jiray qubasho.
Qeexid Xigta: Qosol la d.: ilaa laga ilmeeyay qoslid (dad badan).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax meel ay ku jireen ka geddin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]