Qeexid
"eeg daba-aal."
"eeg daba-aal."
Wadaag:
(-a-yiil, -a-tiil) Wax wax kale gadaashiisa aallid.
f.g1
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq habaysan oo ay nafleydu sameyso markay biyo ku dhex jiraan si aayan ugu hafan. ld dabbaal2.
m.dh
Wadaag:
Wax biyo dabaal kaga gudbin. ld dabaalsii, dabbaali, dabbaalsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dabaal samayn. ld dabbaalo.
f.mg3
-aashay, -aalatay
Wadaag:
Nafley yar, dhir, xagatada ka mid ah oo leh midab guduud xigeen ah; seyn dheer oo dhogor badan leh oo sida badan labada lugood ee dambe isku taaga; tukulush; uunrays.
m.l.u
Wadaag:
Waaxda saddexaad ee degmooyinka xiddigaha, xilliga dayrta.
Roobka xilliga dayrta da'a.
Raar meydka looga sameeyo geedaha korkooda.
m.dh
Wadaag:
eeg dabaali. ld dabaalsiin, dabbaalin, dabbaalsiin, dabbaalsiis.
m.f.dh
Wadaag: