Qeexid
"(-rday, -rodday; -rdi) Qof raacdayn."
"(-rday, -rodday; -rdi) Qof raacdayn."
Wadaag:
(-a-yiil, -a-tiil) Wax wax kale gadaashiisa aallid.
f.g1
Wadaag:
Geed nagaar faala, leh caleemo yaryar iyo buruq dharka lagu dhaqdo.
m.l.u
Wadaag:
Lugaha oo si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud loo qaado; roor.
m.l
Wadaag:
(-a-yimid, -a-timid) Ka d.: qof, xoolo iwm gadaal ka soo gaarid.
f.mg3
Wadaag:
(-rday, -rodday; -rdi) Lugaha si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud u qaadid; roorid.
f.mg1
Wadaag:
Wax la dabay ahaansho.
Wax tidcan ahaansho (timo).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka smaysan, oo xeeryaha lagu daboolo.
Dhismo leh guryo is dul saaran, fooq.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Awoodda isdhexgalka ee isku qabata laba atam ama in ka badan ama koox atammo ah. Xooggaga dhaliya dabarradu waxay u kala duwanaan karaan kuwo aad u dabacsan oo molikuyuullada dhexmara (ilaa 0.1 kJ mol-1) iyo kuwo ah dabarro kimikaad oo laxaad badan (ilaa 10 3 kJ mol-1).
m.dh
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq habaysan oo ay nafleydu sameyso markay biyo ku dhex jiraan si aayan ugu hafan. ld dabbaal2.
m.dh
Wadaag:
(-bqay, -baqday; -bqi) Wax, dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka samaysan, daboolid. ld dabbaq.
f.g1
Wadaag:
Xarig gaaban, xaskul ka samaysan oo awrka labada lugood ee hore looga xiro si uusan u foogaan.
Xarig ama suun jilcan oo saca labada lugood ee dambe looga xiro marka la maalayo.
Midab casaan ah oo ilkaha dadka qaarkii yeeshaan.
m.l
Wadaag: