Qeexid

Xilli, intiisa ugu dambeysa.

Qeexid Xigta

D. ah: neef had iyo jeer xoolaha gadaashooda socda; haraa.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Gu'ga dabaadigiisa baa geelu dhalay”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine