Qeexid Xigta
ld dabaaqid, dibaakhid.
ld dabaaqid, dibaakhid.
Wadaag:
Fooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq2, dibaakh2.
f.mg1
-khay, -khday
Wadaag:
Tartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, inay qolo kaliya ku wareegto. ld dabaaq1, dibaakh1.
m.l
Wadaag:
ld dabaakh1.
Calaamad lagu dhigo neef iib u jooga. ld dabaaqad.
m.dh
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq habaysan oo ay nafleydu sameyso markay biyo ku dhex jiraan si aayan ugu hafan. ld dabbaal2.
m.dh
Wadaag:
Wax biyo dabaal kaga gudbin. ld dabaalsii, dabbaali, dabbaalsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dabaal samayn. ld dabbaalo.
f.mg3
-aashay, -aalatay
Wadaag:
Xilli, intiisa ugu dambeysa.
D. ah: neef had iyo jeer xoolaha gadaashooda socda; haraa.
m.l
Wadaag:
Dabbaaldeg lagu maamuuso dhammaadka sanad qorraxeedka soomaaliyeed oo ku aaddan toddobaadka u dambeeya bisha Luulyo, laguna xuso ciyaaro kala duwan iyo dab la shido.
m.l
Wadaag:
eeg dabaali. ld dabaalsiin, dabbaalin, dabbaalsiin, dabbaalsiis.
m.f.dh
Wadaag: