Qeexid
"eeg dabaali. ld dabaalsiin, dabbaalin, dabbaalsiin, dabbaalsiis."
"eeg dabaali. ld dabaalsiin, dabbaalin, dabbaalsiin, dabbaalsiis."
Wadaag:
Wax biyo dabaal kaga gudbin. ld dabaalsii, dabbaali, dabbaalsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq habaysan oo ay nafleydu sameyso markay biyo ku dhex jiraan si aayan ugu hafan. ld dabbaal2.
m.dh
Wadaag:
Dabaal samayn. ld dabbaalo.
f.mg3
-aashay, -aalatay
Wadaag:
eeg dabaalo. ld dabaalad, dabbaalad, dabbaalasho.
m.f.dh
Wadaag:
Nooc dabaasha ka mid ah oo qofka dabaalanaya la moodo inuu taaganyahay. ld dabaajoogle, dabaaljoogto, dabbaaljoog dabaaljoogle m.l ld dabaaljoog.
m.l
Wadaag: