Qeexid
"Dabaal samayn. ld dabbaalo."
[-aashay, -aalatay]
dabaal ashay
dabaal alatay
f.mg3"Dabaal samayn. ld dabbaalo."
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq habaysan oo ay nafleydu sameyso markay biyo ku dhex jiraan si aayan ugu hafan. ld dabbaal2.
m.dh
Wadaag:
Wax biyo dabaal kaga gudbin. ld dabaalsii, dabbaali, dabbaalsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg dabaali. ld dabaalsiin, dabbaalin, dabbaalsiin, dabbaalsiis.
m.f.dh
Wadaag:
Nooc dabaasha ka mid ah oo qofka dabaalanaya la moodo inuu taaganyahay. ld dabaajoogle, dabaaljoogto, dabbaaljoog dabaaljoogle m.l ld dabaaljoog.
m.l
Wadaag:
eeg dabaalo. ld dabaalad, dabbaalad, dabbaalasho.
m.f.dh
Wadaag:
Xilli, intiisa ugu dambeysa.
D. ah: neef had iyo jeer xoolaha gadaashooda socda; haraa.
m.l
Wadaag:
Fooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq2, dibaakh2.
f.mg1
-khay, -khday
Wadaag: