Qeexid
"ld dabacadde (1)."
"ld dabacadde (1)."
Wadaag:
ld dabcaddeeye. Bahal yar, xoorta le'eg, leh daba dheer oo foodda ka cad oo digaagga laaya.
Bahal safanta badda la jaad ah, kase weyn; ganacsi buu galaa oo waa la dhoofiyaa.
m.l
Wadaag:
Geed dhulka dooxoo-yinka ah ka soo fuura oo xooluhu aad ugu cayilaan.
m.l
Wadaag:
Geed nagaar khudaarta la cuno ka mid ah, oo caleen ballaaran iyo buruq dhuuban oo dhulka ku xabaalan leh; karooto.
m.l
Wadaag:
Geed dhulka dooxoo-yinka ka soo fuura oo xooluhu aad ugu cayilaan.
m.l
Wadaag:
Geed aan qodax lahayn oo miro la cuno cadcad oo macaan leh.
m.l
Wadaag:
Wax la dabay ahaansho.
Wax tidcan ahaansho (timo).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Si dan la'aan ah isaga daba noqosho.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Socod dan la'aan ah oo la iska daba noqnodo. ld dabandeebid.
m.l
Wadaag: