Qeexid
"eeg dabadheer. ld dabadheeraansho."
"eeg dabadheer. ld dabadheeraansho."
Wadaag:
Muddo dheer wax socday ahaansho (xaajo, roob, abaar,dagaal iwm).
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
Muddo dheer wax socday noqosho (xaajo, roob, abaar, dagaal iwm).
f.mg3
-raaday, -raatay
Wadaag:
(-ayiri, -atiri/-dhahay, - dhahday; -dhihi) Ka d.: wax qof yiri ku celin.
f.g1
Wadaag:
eeg indhadheer. ld indhadheeraansho, indhadeeri.
m.f.dh
Wadaag:
eeg fiiradheer. ld fiiradheeraansho, fiiradheeri.
m.f.dh
Wadaag:
Wax dheeraar lagu xiray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Ka d.: wax si aad u jeclaysasho.
f.mg1
Wadaag:
Dabka lagu dagaallamo oo loogu talaggalay in uu meel fog wax ka dilo, wadajirkiisa.
Colka dabkaas sita.
Bundug dheer.
m.dh
Wadaag:
Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah. ld dheeri1.
m.l
Wadaag:
Xarig dheer oo xoolaha lagu xiro si uu u daaqo una fogaan.
m.l
Wadaag:
Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah. ld dheeri1.
m.l
Wadaag: