Qeexid
"Muddo dheer wax socday noqosho (xaajo, roob, abaar, dagaal iwm)."
[-raaday, -raatay]
dabadheerow aaday
dabadheerow aatay
f.mg3"Muddo dheer wax socday noqosho (xaajo, roob, abaar, dagaal iwm)."
Wadaag:
Muddo dheer wax socday ahaansho (xaajo, roob, abaar,dagaal iwm).
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
Wax dhererkiisu kordhay noqosho.
Ku dh.: wax muddo dheer ku qaadasho.
Wax meel ka durkay noqosho.
f.mg3
-raaday, -raatay
Wadaag:
(-ayiri, -atiri/-dhahay, - dhahday; -dhihi) Ka d.: wax qof yiri ku celin.
f.g1
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Ka d.: wax si aad u jeclaysasho.
f.mg1
Wadaag:
Cudurrada carrabka ku dhaca mid ka mid ah. ld dameero.
m.l
Wadaag:
Dabka lagu dagaallamo oo loogu talaggalay in uu meel fog wax ka dilo, wadajirkiisa.
Colka dabkaas sita.
Bundug dheer.
m.dh
Wadaag:
Calool xanuun halis ah, casiraad leh, shuban yar oo dhiig iyo axalo isugu jira oo dadka iyo xoolaha ku dhaca.
m.l
Wadaag:
Cudur geela ku dhaca oo ka dhasha ilig si xad dhaaf ah u dheeraada oo uu neefku calaliska ku dhibtoodo.
m.dh
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Cid, cid kale si midiidinnimo ah danaheeda ugu fulisa.
m.l
Wadaag:
Barida idaha lafta yar ee dhuuban ee ay ku dhammaato.
m.dh
Wadaag:
Wax caan ah noqosho (qof ama meel).
f.mg3
-raaday, -raatay
Wadaag: