Qeexid
"(-ayiri, -atiri/-dhahay, - dhahday; -dhihi) Ka d.: wax qof yiri ku celin."
"(-ayiri, -atiri/-dhahay, - dhahday; -dhihi) Ka d.: wax qof yiri ku celin."
Wadaag:
Muddo dheer wax socday ahaansho (xaajo, roob, abaar,dagaal iwm).
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Ka d.: wax si aad u jeclaysasho.
f.mg1
Wadaag:
Muddo dheer wax socday noqosho (xaajo, roob, abaar, dagaal iwm).
f.mg3
-raaday, -raatay
Wadaag:
Calool xanuun halis ah, casiraad leh, shuban yar oo dhiig iyo axalo isugu jira oo dadka iyo xoolaha ku dhaca.
m.l
Wadaag:
/lg1 (yiri, tiri/dhahay, dhahday; dhihi) Wax ku tiraabid; sheegid.
f.g
Wadaag:
/lg1 (yiri, tiri/dhahay, dhahday; dhihi) Wax ku tiraabid; sheegid.
f.g
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Cid, cid kale si midiidinnimo ah danaheeda ugu fulisa.
m.l
Wadaag:
dheh: hadal tilmaama wax dhaca ama wax basa. 2. D. ka sii: wax burburin; wax seexin.
Wadaag:
Barida idaha lafta yar ee dhuuban ee ay ku dhammaato.
m.dh
Wadaag:
Wax la dabay ahaansho.
Wax tidcan ahaansho (timo).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag: