Qeexid

"(-fyo, m.dh) Cid, cid kale si midiidinnimo ah danaheeda ugu fulisa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabadhilif oo kali ah:
  • Sannadkaa oo gumaysigu shacabka dusha ka saaray rag isaga dabadhilif u ahaa.
  • Doqonta iyo ducafaau'nufuusta weligeedba marka akhyaartu hadal daw ah tiraahdo ayay WAA DABADHILIF tiraahdaa, in dadka la laayana mooddaa in Janna lagu tegayo.