Qeexid
"Xog qof u qarsoon kashifid."
[-ray, -rtay]
dabafur2 ay
dabafur2 tay
f.g1"Xog qof u qarsoon kashifid."
Wadaag:
(-rro, m.dh) ld dabakafur.
Khiyaamo; dhagar.
ld dabafurid.
m.l
Wadaag:
Qof dumar ah oo hurdaysa si tartiib ah marada uga qaadid si looga macsiyaysto.
Cad yar oo maro ah oo surwaal iwm gadaal looga kabo meel faddhacday.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nooc banaatiikhdii hore ka mid ah. ld dabafur1 (1).
m.l
Wadaag:
(kiim.) Awoodda isdhexgalka ee isku qabata laba atam ama in ka badan ama koox atammo ah. Xooggaga dhaliya dabarradu waxay u kala duwanaan karaan kuwo aad u dabacsan oo molikuyuullada dhexmara (ilaa 0.1 kJ mol-1) iyo kuwo ah dabarro kimikaad oo laxaad badan (ilaa 10 3 kJ mol-1).
m.dh
Wadaag:
Maro, cad maro kale ah ku tolid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ku d.: wax, wax kale ku xiriirin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax la dabay ahaansho.
Wax tidcan ahaansho (timo).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Ciyaar jiib iyo jaan leh, ragga iyo haweenka wada ciyaaraan oo laga dheelo degmada Eyl.
m.dh
Wadaag:
Laba waxyaabood ama ka badan oo socda isweydaarsasho.
U d.: cid, si khiyaano ku jirti ugu ballan-furid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Wiil caawiya darawalka oo qaabilsan ilaalinta, nadiifinta iwm ee baabuurka.
m.l
Wadaag:
(-bqay, -baqday; -bqi) Wax, dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka samaysan, daboolid. ld dabbaq.
f.g1
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq habaysan oo ay nafleydu sameyso markay biyo ku dhex jiraan si aayan ugu hafan. ld dabbaal2.
m.dh
Wadaag:
Dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka smaysan, oo xeeryaha lagu daboolo.
Dhismo leh guryo is dul saaran, fooq.
m.l
Wadaag: