Qeexid
"Neef xoolo ah oo la rarayo dabaggelis u yeelid."
[-seeyay, -saysay]
dabaggelise eeyay
dabaggelise aysay
f.g2"Neef xoolo ah oo la rarayo dabaggelis u yeelid."
Wadaag:
(-syo, m.dh) Suun ama xarig xoolaha la rarto dabada loo suro si uusan rarku hore ugu dhicin.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale gadaal kaga xariirin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka d.: wax, wax kale oo ka tegay gaarsiin.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Nafley midba midka kale gadaashiisa ku aaddin
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Heeryo dabaggoryo u samayn.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Cid, cid kaloo ka horreeysa gadashooda istaagid ama socosho.
Wax qarsoon, baaritaan qotodheer leh ku samayn.
f.g1
Wadaag:
Baaris qoto dheer oo lagu sameeyo wax qarsoon oo la doonayo in la hubsado.
ld dabaggelid. Cidaan qaabilsan baaridda arrin la tuhunsanyahay in ay dhacday ama dhici doonta.
Ciidanka nabadsugidda qayb ka mid ah oo qabilsan la socoshada arrimaha dibloomaaysiyiinta.
m.l
Wadaag:
Qof dumar ah oo hurdaysa si tartiib ah marada uga qaadid si looga macsiyaysto.
Cad yar oo maro ah oo surwaal iwm gadaal looga kabo meel faddhacday.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Faraxumayn naag hurudda lagu sameeyo. ld dabaggurid.
m.l
Wadaag:
Lafdhbarta dadka meesha u dambeysa ee ay ku dhammaato.
m.dh
Wadaag:
Meel ku aaddan maraqsaarka awr dhaan ah, heeryadu ka furantahay wax la geshado.
m.dh
Wadaag:
Nafley yar, dhir, xagatada ka mid ah oo leh midab guduud xigeen ah; seyn dheer oo dhogor badan leh oo sida badan labada lugood ee dambe isku taaga; tukulush; uunrays.
m.l.u
Wadaag: