Qeexid

"Dabasocod; dabaggal."

Qeexid Xigta

ld dabajoogid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabajoog oo kali ah:
  • Nov 2010- Dhanka kale Dowlada Uganda ayaa sheegtay inaysan fududeysan doonin hanjabaado isdabajoog ah oo kasoo baxaya Talisyada Xarrakatul Shabaab..
  • Gabaygu wuxuu ka hadlayaa falalkii wax ku oolka ahaa, ee is-dabajooga ahaa, ee SNM ku naafaysay taliskii Faqashta ahaa ee Afweyne.