Qeexid
"Qof, xoolo iwm gadaashooda socosho."
[-gay, -gtay]
dabajoog2 ay
dabajoog2 tay
f.g1"Qof, xoolo iwm gadaashooda socosho."
Wadaag:
Nooc dabaasha ka mid ah oo qofka dabaalanaya la moodo inuu taaganyahay. ld dabaajoogle, dabaaljoogto, dabbaaljoog dabaaljoogle m.l ld dabaaljoog.
m.l
Wadaag:
(juqr.) Fogaanshaha qotonka ee ka sarreeya celceliska bad la simanta laguna cabbiray mitirro ama cago.
m.l
Wadaag:
Wax la dabay ahaansho.
Wax tidcan ahaansho (timo).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-lo ..., m.l) (c.cimi.) Ku filiqsanaanta guud ee dabaysha gibilka hoose, tasoo, waxa sababay kaah, qorraxeedku, u dhisan sida meere meeraysanaya oo leh gibil.
m.dh
Wadaag:
Dabaaljoogle samayn. ld dabaaljoogtee, dabbaaljooglee, dabbaaljoogtee.
f.mg2
-leeyey, -leysay
Wadaag:
eeg dabaaljooglee. ld dabaajoogteyn, dabbaaljoogleyn, dabbaaljoogteyn.
m.f.dh
Wadaag:
(-bqay, -baqday; -bqi) Wax, dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka samaysan, daboolid. ld dabbaq.
f.g1
Wadaag:
Xarig gaaban, xaskul ka samaysan oo awrka labada lugood ee hore looga xiro si uusan u foogaan.
Xarig ama suun jilcan oo saca labada lugood ee dambe looga xiro marka la maalayo.
Midab casaan ah oo ilkaha dadka qaarkii yeeshaan.
m.l
Wadaag:
Dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka smaysan, oo xeeryaha lagu daboolo.
Dhismo leh guryo is dul saaran, fooq.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Awoodda isdhexgalka ee isku qabata laba atam ama in ka badan ama koox atammo ah. Xooggaga dhaliya dabarradu waxay u kala duwanaan karaan kuwo aad u dabacsan oo molikuyuullada dhexmara (ilaa 0.1 kJ mol-1) iyo kuwo ah dabarro kimikaad oo laxaad badan (ilaa 10 3 kJ mol-1).
m.dh
Wadaag: