Qeexid
"Haad uu nin kiishay oo labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay ay isu celiyaan (ciyaar turub)."
"Haad uu nin kiishay oo labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay ay isu celiyaan (ciyaar turub)."
Wadaag:
Haad turub nin kiishay midka bidixda ka xiga degasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
Nin haad uu kiishay, labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay isla haadkii isu soo celin.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Geedgaab leh laamo dhuudhuuban, tootoosan oo la laga dhigto.
Cad maro ah.
m.l
Wadaag:
Maro, cad maro kale ah ku tolid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Eexasho qaraabannimo awgeed loo sameeyo. ld karaabakiil1, qaraabakiilid.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nooc banaatiikhdii hore ka mid ah. ld dabafur1 (1).
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Wiil caawiya darawalka oo qaabilsan ilaalinta, nadiifinta iwm ee baabuurka.
m.l
Wadaag:
Cudur halis ah dhaqso u faafa, lo'da ku dhaca oo leh shuban badan oo dhiig la socdo iyo ilmayn; shiifow; beergooye; beerfur.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Qof busaarad iyo saboolnimo ku koray, oo waa dambe hodmay. ld dibkannaax.
m.l
Wadaag:
Hawo xoog leh oo dhan u socota.
Xanfar; siigo.
Rooxaan ama jinniyo la aaminsanyahay in dadka ay marto ku reebto suuxdin ama xubinno qallal. 4. Dhanka dabayshu ka socoto. 5. ld dabeyl.
m.dh
Wadaag:
Hanti helidda qof saboolnimo ku koray. ld dibkannaaxid.
m.dh
Wadaag:
Ilmo dhalanayo, qaarka dambe soo hormarin.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Baaris qoto dheer oo lagu sameeyo wax qarsoon oo la doonayo in la hubsado.
ld dabaggelid. Cidaan qaabilsan baaridda arrin la tuhunsanyahay in ay dhacday ama dhici doonta.
Ciidanka nabadsugidda qayb ka mid ah oo qabilsan la socoshada arrimaha dibloomaaysiyiinta.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Wiil dadku sharaysto oo marka uu dhalanayo qaarka dambe soo hormariya.
m.l
Wadaag: