Qeexid
"Nin haad uu kiishay, labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay isla haadkii isu soo celin."
[-iilay, -iishay]
dabakakiil2 ilay
dabakakiil2 ishay
f.g1"Nin haad uu kiishay, labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay isla haadkii isu soo celin."
Wadaag:
Haad turub nin kiishay midka bidixda ka xiga degasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
Haad uu nin kiishay oo labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay ay isu celiyaan (ciyaar turub).
m.l
Wadaag:
Geedgaab leh laamo dhuudhuuban, tootoosan oo la laga dhigto.
Cad maro ah.
m.l
Wadaag:
Maro, cad maro kale ah ku tolid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cid qaraabannimo awgeed ugu eexasho.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nooc banaatiikhdii hore ka mid ah. ld dabafur1 (1).
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Wiil caawiya darawalka oo qaabilsan ilaalinta, nadiifinta iwm ee baabuurka.
m.l
Wadaag:
Cudur halis ah dhaqso u faafa, lo'da ku dhaca oo leh shuban badan oo dhiig la socdo iyo ilmayn; shiifow; beergooye; beerfur.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Qof busaarad iyo saboolnimo ku koray, oo waa dambe hodmay. ld dibkannaax.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.l) (c.cimi.) Mawjad hawo, oo xoog ugu socota jiho kasta, oo badanaa la moodo inay barbaro la tahay oogada dhulka.
m.dh
Wadaag:
/dh (-llo, m.dh/-lo, m.l) Markhaati cad oo wax xaqiiqnimadiisa lagu caddeynayo.
m.l
Wadaag:
Hanti helidda qof saboolnimo ku koray. ld dibkannaaxid.
m.dh
Wadaag:
Ilmo dhalanayo, qaarka dambe soo hormarin.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Cid, cid kaloo ka horreeysa gadashooda istaagid ama socosho.
Wax qarsoon, baaritaan qotodheer leh ku samayn.
f.g1
Wadaag:
(-nno, m.dh) Wiil dadku sharaysto oo marka uu dhalanayo qaarka dambe soo hormariya.
m.l
Wadaag: