Qeexid
"eeg dabakakiilo. ld dabakakiilad."
"eeg dabakakiilo. ld dabakakiilad."
Wadaag:
Haad uu nin kiishay oo labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay ay isu celiyaan (ciyaar turub).
m.l
Wadaag:
Haad turub nin kiishay midka bidixda ka xiga degasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
Nin haad uu kiishay, labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay isla haadkii isu soo celin.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
eeg dabaalo. ld dabaalad, dabbaalad, dabbaalasho.
m.f.dh
Wadaag:
Geedgaab leh laamo dhuudhuuban, tootoosan oo la laga dhigto.
Cad maro ah.
m.l
Wadaag:
Dhanka dabayshu ka imanayso, aadid.
Xoolo lumid.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
Maro, cad maro kale ah ku tolid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: