Qeexid Xigta
ld dabammar1 (3).
ld dabammar1 (3).
Wadaag:
Wax, wax kale weydaarin.
U d.: wax, wax kale dambeysiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Laba waxyaabood ama ka badan oo socda isweydaarsasho.
U d.: cid, si khiyaano ku jirti ugu ballan-furid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nooc legdenka ka mid ah oo qofka gadaal la isu dhaafiyo.
Khiyaano; dhagar.
ld dabammaryayn.
m.dh
Wadaag:
Cid dabammaryo ku samayn.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag: