Qeexid

"(-do, m.l) Qayb bulsho ka mid ah oo isku dan ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabaqad oo kali ah:
  • Cadaalad darada wadanka ragaadisay ood ka garan karto meel kasta iyo shaqsi kasta oo ku nool Somaliland, dadkuna noqdeen dabaqado taas oo aan dhaqan u ahaan jirin bulshada Somaliland ku nool.
  • Halxidhaale carruureedka xerada wada usha ah ee aan mid la qaato lahayn intoo laga beddelo tafsiirkii hore in dabaqadan lagu tilmaamo ayaabay ku habboon tahay.