Qeexid
"(-rro ..., m.dh) (kiim.) Dabar molikiyuuleed ka dhex samaysma molikiyuulo haydarojiintoodu u dabarantahay curiye elektaroonjiida shadiisu xooggantahay."
"(-rro ..., m.dh) (kiim.) Dabar molikiyuuleed ka dhex samaysma molikiyuulo haydarojiintoodu u dabarantahay curiye elektaroonjiida shadiisu xooggantahay."
Wadaag:
(kiim.) Summadda H. Curiye neef ah oo ur iyo midab midna aan lahayn. Waa curiyaha ugu fudud uguna badan adduunka. Wuxuu ku jiraa biyaha iyo dhammaan iskudhisyada organikada ah.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Falgalka dhexmara iskudhis iyo haydarojiin.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Nooc gaar ah oo haydarojiin aad u firfircoon ah oo la rumeysan yahay inuu jiri karo muddo gaaban oo u dhaxaysa marka uu sameysmo iyo marka uu u muuqdo xumbo ahaan.
m.l
Wadaag:
haydaro'ogsaydh m.l (-dyo, m.dh) (kiim.) Iskudhis uu ku jiro ayoonka OH- ama kooxda -OH.
Wadaag:
(kiim.) Awoodda isdhexgalka ee isku qabata laba atam ama in ka badan ama koox atammo ah. Xooggaga dhaliya dabarradu waxay u kala duwanaan karaan kuwo aad u dabacsan oo molikuyuullada dhexmara (ilaa 0.1 kJ mol-1) iyo kuwo ah dabarro kimikaad oo laxaad badan (ilaa 10 3 kJ mol-1).
m.dh
Wadaag:
Xarig gaaban, xaskul ka samaysan oo awrka labada lugood ee hore looga xiro si uusan u foogaan.
Xarig ama suun jilcan oo saca labada lugood ee dambe looga xiro marka la maalayo.
Midab casaan ah oo ilkaha dadka qaarkii yeeshaan.
m.l
Wadaag:
(-rro ..., m.dh) (kiim.) Xoogga isku dabridda ee u dhexeeya ayoonada ku jira iskudhis, kaas oo ayoonnadu ku samaysmaan elektaroonada hal curiye oo si dhammaystiran ugu wareegey mid kale ama xididshe.
m.l
Wadaag:
(-rro ..., m.dh) (kiim.) Dabar ka dhex samaysma laba atam oo wadaaga lammaane elektaroon.
m.l
Wadaag:
dabargo'2 f.mg1 (-'ay, -'day) Wax asalkiisa ama firkiisa ciriitirmay noqosho.
Wadaag:
dabargo'2 f.mg1 (-'ay, -'day) Wax asalkiisa ama firkiisa ciriitirmay noqosho.
Wadaag: