Qeexid

"Xarig gaaban, xaskul ka samaysan oo awrka labada lugood ee hore looga xiro si uusan u foogaan."

Qeexid Kale

Midab casaan ah oo ilkaha dadka qaarkii yeeshaan.

Qeexid Xigta

Xarig ama suun jilcan oo saca labada lugood ee dambe looga xiro marka la maalayo.

Wadaag: