Qeexid

"dabargo'1 m.l Ciribtirmidda ku dhacda wax asalkiisa ama firkiisa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabargo oo kali ah:
  • Laakiin labadayaduba waxaanu ka simanahay dabargooynta shucuubta nolol raadiska ah.
  • Sida aan ognahay qabiilada Soomaalidu waxay isku xasuuqeen si nacasnimo ah, illaa haddana lama sheegi karo sabab maan gal ah oo ay Soomaalidu isugu geysato dabargoyntaas.