Qeexid
"eeg dabargoo. ld dabargoys (3)."
"eeg dabargoo. ld dabargoys (3)."
Wadaag:
(-syo, m.dh) Haarta dabarku ku reebo addimada awrka.
(-syo, m.dh) D. ah: awr dabarka lagu xiro had iyo jeer jara.
ld dabargoyn.
m.l
Wadaag:
dabargo'2 f.mg1 (-'ay, -'day) Wax asalkiisa ama firkiisa ciriitirmay noqosho.
Wadaag:
dabargo'2 f.mg1 (-'ay, -'day) Wax asalkiisa ama firkiisa ciriitirmay noqosho.
Wadaag:
Wax jiritaankooda baabbi'in.
f.g2
-gooyay, -goysay
Wadaag:
Xarig gaaban, xaskul ka samaysan oo awrka labada lugood ee hore looga xiro si uusan u foogaan.
Xarig ama suun jilcan oo saca labada lugood ee dambe looga xiro marka la maalayo.
Midab casaan ah oo ilkaha dadka qaarkii yeeshaan.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Awoodda isdhexgalka ee isku qabata laba atam ama in ka badan ama koox atammo ah. Xooggaga dhaliya dabarradu waxay u kala duwanaan karaan kuwo aad u dabacsan oo molikuyuullada dhexmara (ilaa 0.1 kJ mol-1) iyo kuwo ah dabarro kimikaad oo laxaad badan (ilaa 10 3 kJ mol-1).
m.dh
Wadaag:
Wax la dabay ahaansho.
Wax tidcan ahaansho (timo).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag: