Qeexid

Dabagelid; raacid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabasoco oo kali ah:
  • Weerarkan ugu danbeeyay ayaa dabasocoday bomb lagu weeraray saldhig ciidamada boliisku ku leeyihiin Baqdaad maalintii Axadii.
  • Waxaa dabasocota qyebtii saddexaad oo Jamcaha Lulyo 6deed soo baxidoonta.